DOODDA UMUS

Midowga Ardayda Jaamacadda Muqdisho-UMUS ayaa soo agaasimay barnaamijka “DOODDA UMUS

Barnaamijkan oo uu ujeedkiisu yahay in sare loo qaado fahamka ardayda ee dhanka doodaha iyo sidii ay isku dhex geli lahaayeen ardaydeennu ayaa loo qabtay ardayda dhigata Kulliyadda Sharciga iyo Qaanuunka, waxaana doodda diiradda lagu saaray mowduuc ku saabsan “”Dowr intee la eg ayay bulshada ku leedahay sarreynta sharciga?”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *